Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL oo Kahadlay Shirka Solja & Tabashada Wariyayaasha.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyigalinta JSl Ayaa Ka Hadlay Khilaafka Ka Yimid Shirwaynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solka Ee Dhawaan Qabsoomi Doona isla Markaasina Sheegay in La iskaga iman doona lana Turxaan bixin doono cidkasta oo Tabasho tabanaysa.