Wasiirka Warfaafinta Oo Kormeer Ku Soo Sameyey Waaxda Dhaqanka

Wasiir Sulayman Yusuf Koore ayaa saaka soo kormeeray Waaxda Dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta JSL,
una kuur-galay qaabka ay u socdaan barnaamijyo wacyi-galin ah oo ay waaxdu qabashadooda gacanta ku hayso