Dawlada jamhuuriyadda Somaliland oo xayiraadii saarnayd ka qaaday Muuq baahiyaha Universal Somali TV.

Hargeysa (Solna)- Wasaaradda Warafaafinta Dhaqanka iyo Wecyi-gelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta wareegto rasmiya oo ay soo saartay xayiraaddii kaga qaadday telefishanka Universal oo hore ay xayiraad u saarnayd.

Wareegtada ay soo saartay wasaaradda warafaafinta dhaqanka iyo wecyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soo baxday xafiiska wasiir ku xigeenka wasaaradda Cabdinaasir Cumar Jaamac,  oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA ayaa u dhignayd sidan:-